Qatar oo qaaday talaabo dharbaaxo ku ah dalalkii carbeed ee xiriirka u jaray

Dowlada Qatar ayaa amar ku bixisay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sucuudiga, Imaaraat-ka, Baxrayn iyo Masar ee lagu iibinayo dukaamada waawayn ee dalkeeda gabi ahaantood ba dhulka la dhigo. Wasaaradda dhaqaalaha Qatar ayaa warbixin ay soo saartay ku amar ku bixisay in badeecadaha afartaa dal laga soo dhoofiyo, oo dhamaantood ku dhawaad sanad ka … Continue reading Qatar oo qaaday talaabo dharbaaxo ku ah dalalkii carbeed ee xiriirka u jaray